search

Nalasoo xariir

Taageerada Galitaanka Barta

Miyaan iloowday magaca ama baasweerka aad barta ku gali lahayd?

 

Waa inaad gali kartaa ciwaanka iimeelka ee aad ku furatay ciwaankaaga Barta Waalidka si aad u isticmaasho qaybaha soo socda:

 

Iloow magaca ciwaanka | Iloow baasweerkaaga (Waalidka)
Iloow baasweerkaaga (Ardayga)

Taageerada Heer Dugsi

Fadlan la xariir dugsigaaga si lagaala caawiyo arimaha soo socda.

 

• Wax ka badalka xogta dadka guriga kula dagan

• Xogta Jadwalka iyo Heerka Fasalka

• Su’aalaha la xariira shaqooyinka waalidka quseeya

• Diiwaan galinta, iyo SchoolChoice (Dookha Dugsiga) iyo Diiwaan galin

 

Hel Dugsigaaga | dpsk12.org

Taageero Farsamo

Ma u baahan tahay in lagaa caawiyo arimaha soo socda?

 

• Cilado dhanka ciwaanka ah

• Magaca ciwaanka iyo baasweerka oon shaqaynayn

• Badalida ciwaanka iimeelka

• Arday ka maqan ciwaanka

 

Gudbi tigidhka taageerada | ama nagasoo Wac nambarka 720-423-3163