Buundooyinka iyo Layliyada
Lasoco layliyada uu ardaygaagu soo gudbiyo, fiiri buundooyinkii udanbeeyay ee uu dugsiga kakeenay sidoo kalana arag buundooyinkiisii hore.
Xaadirista iyo Habdhaqanka ardayga
Kacaawi ardaygaaga inuu fasalka tago asagoo waxbarasho udiyaarsan. Hubi in ardaygaagu fasalka yimaado xiliga saxda ah, kala hadal fasalada uu kamaqnaa waxna ka ogoow suurtagalnimada ah inay jiraan caqabado dhanka habdhaqanka ah.
Jadwalka iyo Maadooyinka
Fiiri jadwalka ardaygaaga, arag maadooyinka uu dhigto, sidoo kalana fahan maalmaha iyo saacadaha ay casharada leeyihiin iyo casharada ay dhiganayaan.
Iskuxir
Fiiri qalabka iyo appyada kale ee adigga iyo ardaygaaguba aad heli kartaan.