Kafiiri buundooyinka ardaygu keeno, xaadirista, jadwalada iyo kuwo kale oo badan! Daawo muuqaal sharaxaaya Faaiidootinka Barta Waalidka.
“Waxaan badanaa isticmaalaa Bartayda Waalidka si aan ula socdo buundooyinka ardaygaygu keeno iyo xaadiristiisa dugsiga. Inaan ogaado inay ubahantahay caawimaad kahor intaan mudada buundo bixintu dhamaan waa arin muhiim ah.”